Taageerid Gudoomiyaha Cusub ee Ururka SANU Shariif Maxamed Siidii

Taageerid Gudoomiyaha Cusub ee Ururka SANU Shariif Maxamed Siidii

Ururka SANU ayaa waxa uu yahay urur ay ku mideysan yihiin beelaha Banaadiriga ee gobbolka Banaadir waxaana ka soo qeyb galay kullankaasi dad isugu jira Xildhibaano, Culimo udiin, Wax garad iyo Siyaasiyiin. Kullankaasi ayaa waxaa lagu doortay guddoomiye cusub oo uu yeesho ururka SANU, kullankaasi waxaa gudoomiye loogu doortay inuu noqdo  Shariif Maxamed Siidii waxaana doorashadiisu ay u dhacday qaab gacan taag ah ugu dambeyntiina halkaasi lagu ansixiyey inuu noqdo guddoomiyaha rasmiga ee ururkaasi. Waxaana sidoo kale kullankaasi guddoomiye ku xigeen loogu doortay Xildhibaan Caamir Axmed Shakeeti waxaana sidoo kale halkaasi looga doortay guddoomiye ku xigeenka koowaad Marwo Fahmo Axmed Nuur.

Anagoo kala ah Duqowda, indheergaradka, culumawdiinka iyo aqoonyahaannada Xisbiga Xuriyadda waxaa hambalyo iyo bogaadin u diraynaa guddoomiyaha Cusub ee Ururka SANU ee Banaadiriga oo dhawaanahan loo magacaabay Taageerid Gudoomiyaha Cusub ee Ururka SANO   Shariif Maxamed Siidii

Waxaan wallaalkeen u rajeynaynaa inuu ilaah u fududeeyo xilka loo magacaabay. Waxaa kaloo qowmiyadda Banaadiriga u rajeynaynaa guul,horumar iyo nabad waarta waxaa kaloo laga rajeynaaya wallaalkeyna Shariif Maxamed Siidii in u ka so hooy doona horumar arrimaha siyaasada iyo Bulshadda.

Moment Media Group

Hambaylo iyo taageero loo diraayo guddoomiyaha xisbiga snu ayna diraayaan culumada (Aalu Faqiih)

3/22/2012 12:42:00 – Shir magaalada muqdhisho ay yeeshen culumada udiinka reer faqay gudaha iyo dibada isugu jiray siyaasiin caan ah aqonyahaano, culamaa’uddiin dhalinyaro haween iyo odey dhaqameedyada ka soo jeeda qoomiyadda banaadir ayaa si diiran u soo dhoweeyay doorashada hogaanka xisbiga ku mideysanyihiin xor ah taariikhda qowmiyadda Banaadir ee lagu doortay Xildhibaan Shariif Maxamed Sayid Xilka Gudoomiyaha Xisbiga S.N.U.qarnigan 21st. Waa maalin taariikh ah ka tarjumaysa guusha iyo biseel siyaasadeed soo hooyatay mujtamaca banaadir baal dahab taariikhda wadanka laga xusi doono.

Mas’uuliintii isugu timid ayaa isku raacday in xildhibaan Shariif inuu yahay shaqsi wadani ah qadarin ku leh bulshada soona jiitay qalbiga iyo shucuurta shacbigiisa.
Waa shaqsi ugu haboon xilligan in u qabto hogaanka xisbiga S.N.U. Xildhibaan Shariif waa shaqsi wax badan u soo qabtay shacabka marxaladan adag dagaal iyo abaarta saameyse nolosha danyarta mujtamaca banaadir.
Xildhibaan Shariif Waxaan kuu leenahay garabkaaga ayaan taaganahay Ilaahna kuu rajeynaynaa in uu kuu fududeeyo howshaada. Gudoomiyaha cusub xisbiga S.n.u waxaan u rajeynaynaa in saldhig u noqdo sidii wadanka cadaalad lagu heli lahaa,caruurteena ay ogaadan in ay dal iyo dad leeyihiin.
Wa billahi Towfiiq.
  • 1) dr.khaalid macoow cabdulqaadir
  • 2) macruuf cumar abati
  • 3)abuukar maxamed sadiiq
  • 4)dr.eng nuuradiin xaaji shiikhey abati
  • 5)eng maxamed axmed maxamed abati
  • 6) dr.maxamed cumar abati
  • 7) dr.muumin faqi afdal
  • 8)shooble cumar abati
  • 9)sh cabdulqaadir abuubakar macoow
  • 10)sh cabduraxmaan xaaji axmed
  • 11)sh muriidi axmadeey
  • 12)sh cali faqay
  • 13)dr.ali omar abati
  • 14) dr.cali faqay maxamed (calibooboo)
  • 15)maxamed bincali (uunsane)
  • 16)cabdulaahi maxamed cali
  • 17)bashiir maxamed cabdulqaadir
  • 18)iikar maxamed cumar
  • 19) cabduraxmaan muxidiin xaaji weli
  • 20)maclin caydaruus cumar xaaji weli
  • 21)mukhtaar jeylaani aawoow
  • 22)cabaas axmed macoow (abagasi)

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s