Shakiyada Qaaraijinta Cabdiweli Gaas oo sii badanaya

2012.04.07 –  Qaraxii ka Dhacay Tiyaatarka oo laga Qaarajin Rabay Cabdiweli Gaas oo ay soo baxayaan Shakiyo badan…

  • Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed Ma tegin waana laga sugayey.
  • Wasiirka arimaha Gudaha Cabdisamad Macalin Mohamuud ma uusan tegin Xafladda sanadguuradii 2-aad ee Taleefishinka Qaranka.
  • Wasiirka Caafimaadka Cabdicasiis Sheekh Yusuf oo abti u ah Wasiirka arimaha Gudaha ma uusan tegin oo waxaa la sheegayaa in wasiirka caafimaadka ku yiri Abti maxaad meesha ka doonaysaa waxbaa la sheegsheegayey.
  • Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Mr Tarsan Iyo Agaasimaha Nabadsugida Qaranka Mr Fiqi ma tegin meesha.
  • Eng. Yariisoow oo ah afhayeenka Xukuumadda, aanan ka hari jirin Raisul Wasaaraha ma uusan imaanin Xafladda.

Waxaa kale oo la sheegay xildhibaano la joogay madaxweynaha markii la soo sheegay qaraxa waxay sheegeen in uusan waxba iska bedelin oo dadkii uu qaabilaayey sii watay, mana wicin Raisul wasaaraha maalintii qaraxu dhacay habeenkeedii.

Gabadha wax qarxisay waxay iska dhigtay ruux uur leh waxaan irida kasoo daayay Agaasime taageerayaasha Sheekh ah.

Source: Warlalis.com Mogadishu

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s