Jaahweyn ” Qarixii ka dhacay Tiyaatarka waxaa ka masuul ah Hay’adda Nabadsugida Qaranka”

Monday, April 9th, 2012 – Wasiirka warfaafinta boostada iyo isgaarsiinta ee xukuumadda KMG ah ee Soomaaliya Cabduqaadir Xuseen Maxamed Jaahweyn ayaan ayaa sheegay in Qarixii dhacay aynan masuul ka ahayn Wasaarada warfaafinta iyo boostada, Jaahweyn ayaa sidoo kale sheegay in qaraxaasi uu ahaa mid horay ay uga warqabeen Hay’adda Nabadsugida Qaranka Soomaaliya

Wasiirka ayaa intaa kudaray hadalkiisa in Alshabaab ay horay uga warqabeen Tiyaatarka in ay xaflad ka dhici rabtay balse arrintasi ay Masuul ka tahay Hay’adda Nabadsugida maadama ay iyaga saarantahay masuuliyada Amaanka magaalada Muqdisho.

Cabduqaadir Jaahweyn ayaa Shir Jaraa;id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa dhaliilay wax qabadka Hay’adda Nabadsugida Qaranka isaga oo dusha u saaray Qarixii Arbacadii lasoo dhaafay ka dhacay Tiyaatarka.

Jahaweyn waxa uu sheegay in intii ay socotay qaban qaabada xafladda ay warbaahinta qaranka iyo kuwa ka howlgala magaalada muqdisho ay faafinaayen in ay dhaceyso xaflada sidaa awgeeda aynan masuuliyad ka saarneyn dhibaatadii halkaasi ka dhacday.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s