Madaxweyne Shariif oo maahmaah uu leeyahay Nin Isaaqa -Ina Xagaadheere la doontay Reer Mudug

Apr 9th, 2012 (MMG) – Madaxweyne Shariif oo ah 47 Jir aqoondaro ka heysato taariikhda iyo suugaanta Somalida ayaa Maahmaah uu leeyahay Ina Xagardheere oo u dhashay Beesha Isaaq,Sacad Muuse,Jabriil Abokar,Reer Xareed la doontay Reer Mudug wuxuuna yiri ” Hadii la hadlana waa af salax ku dheg,hadii la aamusana arigu wuu dhamaanayaa ayaa nin Reer Mudug ah ku maahmaahay”
Maahmaahda uu Madaxweyne Shariif hal qabsiga ka dhigtay ayaa ka marqaati kaceeysa inuusan dhigan Dugsiyadii hoose dhexe ee Muqdisho maadama ay Maahmaahdu ahayd midii lagu dhigi jiray Dugsiyada xilligii Mohamed Siyaad Barre.
Maahmaahda Shariif waxay la mid tahay isagoo Gabayadii NINKAAD DAGI,NINKAAD DILI,NINKAAD DABIN U QOOLEEYSID,WAA LEEYSU KALA DAADIYAA YUUSAN KAA DIDINE ku sheego in nin Reer Baraawe ku maahmaahay.
Maahmaahda maadama ay tahay mid aqoondaro diimeed ka muuqato ayuu Shariif ku fikiray inuu bulshada ku qaldo si uu beelaha Mudug dego ugu muujiyo inaysan Diinta Islaamka waxba ka aqoon laakiin ayaan daro waxay maahmaahdu tahay mid ardayda lagu bari jiray Iskuulada.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s