Marwada Ra’isal Wasaare Gaas Oo Aduunka Wareegaysa!!!

I’m Not The Only One » Government Corruption

Marwada Ra’isal Wasaare C/wali Gaas oo wareegaysa aduunka iyadoo soo bandhigaysa ururkeeda cusub ee Dumarka Aan Xuduuda Laheyn ayaa booqasho ku maraysa hada magaalada London ee dalka Ingiriiska. Maamo Hodan Ciise ayaa waraysiyo kala duwan siisay qaar ka mid ah warbaahinta UK sida BBC iyo Universal, waxayna sheegtay inay ku wareegayso wadamo badan si ay u faafiso fariinteeda ah in nabada fursad la siiyo.

Maamo Hodan waxay kaloo sheegtay inay ka shaqaynayso sidii dumarka Soomaaliyeed ay uga dhex muuqan lahaayeen kaalimaha siyaasada, horumarinta iyo arimaha bulshada. Waa markii ugu horaysay muddo ka badan 20 sanno ay marwo uu qabo hogaamiye siyaasadeed Soomaali ah ay u tafaxeydato inay ka dhex muuqato masraxa siyaasadda, waxaana dad badan is waydiinayaan dareenka laga qaadan karo muuqaalada noocan oo kale ah xili, dowladda Soomaaliya ee KMG ah lagu eedaynayo musuq-maasuq iyo is-daba marin hantida dadweynaha abaareysan.

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • Daily Alerty NEWS

  • Qabiil Qaran Ma Dhiso

    "The good policy for the Common Good"

  • Admiral Faarax Qare: Badda Soomaaliya Waxaa Lagu Yahay Duullaan – Waraysi

  • Dr Hassan Nur Elmi Ambassador UNDP And President Haile Salase

  • AFRIradio

  • First Turkish Airline flight to Mogadis

    Moment Media Group

  • Waqtiga Salaadda

    Moment Media Group

  • RSS NYT > Africa

  • RSS NYT > Africa