Hillary Clinton Oo ka baashaaleysa Hotel ku yaal Havana!!! DAAWO

Hillary Clinton dancing in the 'Havan bar' in the Colombian coastal city of Cartagena

Apr 21, 2012 (MMG) – Sida ay ku warantay wakaalada wararka ee reuters, haweenayda xoghayaha arrimaha dibada ee dalka Maraykanka, Hillary Clinton ayaa saqdhexe u guday, hudheel kuwa lagu ciyaaro qoobka ciyaarka ee dalka Cuba, caasimaddiisa Havana Ku yaala. Hillary Clinton oo iyada iyo madaxweyne Obama magaalada Havana kaga qayb galeen, shir madaxeedka waddamada labada Ameeriko ee loogu yeedho, Americas, kaas oo in ka badan sodon dal ka qayb galayaan.

Clinton ayaa internetka lagu baahiyay sawiro ay ka dhex ciyaarayso, hoteel ku yaala caasimadda Kuba ee Havana, taas oo ahayd wakhti danbe oo habeenimadii sabtidii ee aynu soo dhaafnay, Hillary Clinton ayaa laga duubay muuqaal cajaladeed iyada oo ciyaaraysa, muusiga loo yaqaan, Cartagena oo ka mid ah, qoob ka ciyaarada ugu caansan dalka Kuba.

Clinton ayaa la sheegay in ilaaladeeda ay ku gacan sayrtay, markii ay ka dalbadeen in ay hotelka ka baxaan oo iska hurdo tagaan, waxaanay amartay in ay iska sharaabaan iyadana u dhaafaan jaaska iyo muusiga goobta ka socday si ay u yara mirqaanto. Wasaarada arrimaha dibada ee dalka Maraykanka ayaan cajaladan beenin isla markaana xaqiijin, hasa yeeshee waxa si wayn ay cajaladaasi ugu baahday dhamaan shabakada kala duwan ee barta Internet-ka, waxaana si fiican looga dheehan karayay Clinton lafteeda oo sawiro la galaysa qaar ka mid ah dadkii baarkaas ku cawaynayay. Ms. Clinton ayaa askarta u sheegtay in shir dheer oo saacado badan socday ay gashay, oo ay u baahan tahay in ay nasato oo nafteeda u yara raaxayso, mid ka mid ah shaqaalaha gaarka ah ee Clinton la shaqeeya, ayaa oo ka gaabsaday in magaciisa la xuso ayaa warbaahinta u sheegay, in Clinton mar kasta oo ay socdaal ugu baxdo dunida ay saacadaha danbe ee habeenkii tagto baararka lagu caweeyo qadar wakhti ahna ka soo ciyaarto.

Hillary Clinton has been spotted dancing and drinking in a bar called Havana while attending a summit of American nations – where the US banned Cuba from attending.

The US Secretary of State was snapped dancing with female aides and drinking from a beer bottle as Cuban music blasted in the venue in Cartagena, Colombia, where leaders of 33 nations from North, Central and South America had gathered.

“She looked like she was having a great time,” one witness, who saw Mrs Clinton at the bar, said.

The US has enforced a trade embargo for more than 50 years with Cuba after Fidel Castro seized power in the Caribbean island.

However, amid the economic restrictions Cuba has been able to flourish in some areas, and the CIA now admits the infant mortality in the capitalist US is more than 20% higher than on the communist island.

President Barack Obama arrives in Cartagena, Colombia, on April 13 for the Summit of the Americas.
Barack Obama arrived in Colombia for the summit on Friday

Mrs Clinton’s decision to visit the Cuba-themed bar early on Sunday comes after a minor revolt among countries opposed to the US imposition of a summit ban against Cuba.

The leftist bloc of nations – including Venezuela, Ecuador, Bolivia, Nicaragua and some Caribbean nations all oppose the ongoing isolation of the Castro regime, which was kicked out of theOrganisation of American Statesshortly after its 1959 revolution.

Bolivia’s foreign minister David Choquehuanca said: “This is the last summit of the Americas – unless Cuba is allowed to take part.”

Due to the hostile US and Canadian line on Cuba and resistance to a relaxation of the war on drugs, the heads of state failed to produce a final declaration as the two-day summit fizzled out on Sunday afternoon.

US President Barack Obama was left bruised by the unprecedented Latin American opposition, which also exposed Washington’s declining influence in the region as China courts the nations aggressively through trade.

Mr Obama was also hit by allegations against his massive secret service detail, which was rocked byclaims they used Colombian prostitutes.

A big embarrassment for Mr Obama and a blow to the prestige of his secret service – it became the talk of the town in the historic Caribbean coastal city of Cartagena.

Eleven secret service agents were sent home and five military servicemen grounded after apparently trying to take prostitutes back to their hotel the day before Obama arrived.

Mr Obama said he would be “angry” if the allegations against his guards were proven.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s