Faroole oo Faramarooqsaday Soo Xulista Afar Kamid ah Xildhibaanada SSC (Faah Faahin

Nairobi [MMG] Waxa magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya lagu soo gabagabeeyay shirkii saxiixayaasha dhabaha looga baxayo ku meel gaarka oo shaley iyo maanta socday.

Shirka oo ay ka qeybgaleyn shan ka mid ah kooxda saxiixayaasha, kaddib markii uu ka baxay madaxweynaha KMG ah Shariif Sheekh Axmed oo ka carooday qoddobo ka mid ah wax yaabaha la soo jeediyay.

Shirka oo gabagabadiisa laga soo saaray ilaa siddeed qodob, oo ka mid yihiin:

*In xubnaha baarlamaanka ee ka immaanaya Gobalada Sool, Sanaag iyo Ceyn afar ka mid uu soo magaabo madaxweynaha Puntland Cabdi Raxmaan Faroole, halka kuwa soo haray ay soo magacaabi karaan odayaasha beesha dhul bahante ee ku sugan Muqdisho,

* In la adkeeyo ammaanka guddiga farsamada ee ku howlaan soo xulidda baarlamaanka.

*In tirada baarlamaanka laga dhigo 275 mudane.

*In si wadajir loo cambaareeyo laaluusha lagu bixinaayo xubinimada baarlamaanka cusub in ugu yaraan qofkii noqonaya baarlamaan uu lee yahay aqoon.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s