Madaxa Xisbiga Xuriyadda oo hambaliyo u diray Prof Maxamed Cismaan Jawaari iyo Xildhibanada Cusub ee Somalia

Xisbiga Xuriyadda ayaa waxaa uu  hambaliyo iyo boogaadin uu diraya  Afhayeenka Cusube ee Barlamanka Somalia  Prof Maxamed Cisman Jawaari.

Xisbiga Xuriyadda ayaa waxaa uu doraashada  Prof Maxamed Cisman Jawaari ku tilmaamay waa  cusub oo u baryan  ummada Somalia .

”   Prof Maxamed Cisman Jawaari wa Aqonyahan  mudo dheer Maamul ku soo jiraay isla markana wax weyn ka badali kara  marxaalada adag ee ay somalia ku sugantahay iminka ayu yiri  Madaxa Xisbiga Xuriyadda ”

Afhayeenka Barlamanka  waa Shaqo aan sahlanayn  waxaana  ka bixin  kara oo si nadiif ah bulshada ugu adeegi kara  qofka wax ka yaqaana  Sharciga    Prof Maxamed Cisman Jawaari waxaan filaya in uu  ka bixi karo  dhamaan shurudahas marka waxaan leyahay ilahay  xilka aad qadaay  ha ku fududeeyo  hana kula garab galo.

Dhanka kale  Madaxa Xisbiga Xuriyadda ayaa waxaa uu sido kale  hambaliyo u diray  Dr Cali Khaliif Galayr oo  asaguna mujiyay dadaal  badan balse  aan nasiib u yeelan  in uu haleelo  Afhayeenka Barlamanka Somalia.

” Waxaan halkan  sido kale ka bogadinaya  Dr Cali Khaliif oo asaguna mujiyay dadaal   dheeri ah waxaan  leyahay waxaad mujisay  karti iyo wanag marki aad walalka u tanasushay.

Madaxa Xisbiga Xuriyadda ayaa waxaa uu sido kale hambaliyo  u diray  Xildhibanada Cusub ee Somalia oo uu ku shegay  geesiyaal uso diyaar garobay in ay  dhibatada ka saraan Wadanka Somalia.

“Xildhiibaanada Cusub ee Somalia wa gesiyaal  ay ka go,antahay Samata bixinta  Qaranka Somaliyeed  waxana  cadeyn u ah  sida nadiifta ah ee ay codkooda u bixiyeen”  ayu yiri Madaxa Xisbiga Xuriyadda

Xisbiga Xuriyadda waxay rajaynaysaa in doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u dhacdo sida tan oo kale, oo ah si cad oo cadaalad ah, waxayna ku dhiirigalinaysaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay Madaxweynaha Soomaaliya u doortaan qof aamin ah, Dowli ah, awoodna u leh in uu wadanka ka saaro marxalada adag ay Soomaaliya marayso.

———————-

Dreams are illustrations from the book your soul is writing about you.Prof.Ibrahim

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s