WARSAXAAFADEED Xisbiga Xuriyadda oo Soo dhaweynaysa Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka Cusub

Xisbiga Xuriyadda
WARSAXAAFADEED

August 28th, 2012 -Xisbiga Xuriyadda   waxay u hambalyaynaysaa Gudoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Avv. Maxamed Cismaan Jawaari waxayna uga tahniyadaynaysaa sida libta leh uu ugu guulaystay doorashadaasi.

Xisbiga Xuriyadda waxay ku kalsoontahay in Gudoomiyaha Baarlamaanka cusub uu dhamaystiri doono waxyaalaha ka dhiman xoojinta dhismaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kuwasoo ay ka mid yihiin hirgalinta iyo ku dhaqanka Dastuurka Federaalka KMG ah, hirgalinta dhismaha Aqalka Sare ee Dastuuriga ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, iyo dhiirigalinta dhismaha Dowladaha Xubinta ah Dowladda Federaalka ee dhiman.

Xisbiga Xuriyadda waxay rajaynaysaa in doorashada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ay u dhacdo sida tan oo kale, oo ah si cad oo cadaalad ah, waxayna ku dhiirigalinaysaa Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya inay Madaxweynaha Soomaaliya u doortaan qof aamin ah, Dowli ah, awoodna u leh in uu wadanka ka saaro marxalada adag ay Soomaaliya marayso.

DHAMAAD

——————

Writing, to me, is simply thinking through my fingers.Prof.Ibrahim

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s