Akhriso Nuqul sir ah oo Abdiweli Gaas u saxiixay shirkad shisheeye,{Nuqul}.

Friday, September 7th, 2012 | – Halkan hoose waxaad ka arki kartaa boobka bahalnimada ah ee ka baxsan wadaniyada ee Abdiweli Gaas ku hayey dalkeeena, asagoo markale ku indho adaygaya inuu noqdo Hogaamiye Soomaaliyeed. Sidoo kale waxaa warqadan ku xusan Hussein Carrab Ciise oo ahaa wasiirkiisii Gaashaandhiga, isla markaana ah nin ka madhan guud ahaan qadiyada Soomaalinimada oo ay kala weyn tahay qadiyada isaaqnimadu, marar badana ay is shabahaan dhanka liidashada fekerka Abdiweli Gaas.

 

Aqriso Qoraalka oo Soomaali ah.

Anoo ku hadlayo Qeybta Warbixinada ,waxaan rabaa inan uga mahadceliyo fursad aan ka helnay Dowlada KMG jaanisna na noo siiyay inu heshiis dhaxal gal ah uu dhaxmaro dowlada iyo Shirkada u xilsaaran qodista Mashruucan

Si daacad ah ,sigaar ahaaneed aan ugu mahacelinayo dhaqangalka Mashruuca

Waxaan si xushmad leh uga mahadcelineyna dhaqangalka mashruuca warqada heshiiska oo labada dhinac dhaqan galiyeen ayada oo ka kooban 2 copy

Waxaan ogsoonahay in Dowlada KMG ey rabto iney bixiso qarashadka ku baxayo tababarka in laga baxasho xafiiska bahari oo Kenya ku yaalo ilaa xal waara laga gaarayo Somalia ilaa inta laga gaarayo qaab isticmaal banki ah laga gaarayo

waan kaaga mahadcelina iskaashiga ,waana kugu ixtiraameyna horumarka Mashruucan .

Intana ka Aqri Dukumiintiga oo ku Qoran Afka Ingiliishka.


Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s