Maxaad ka taqaan 25-ka Musharax iyo qabiiladooda ?

08 September 2012 Moment Media Group Warbaahinta MomentMediaGroup  waxay akhristayaasheeda u soo gudbineysaa 24- ka mida 25-ka Musharax ee u tartamaya Madaxweynenimada Somalia ,qabiiladooda.

Ibraahim Cali Xuseen oo ku dhashay Burhakaba ayey nagu adkaatay inaan helno qabiilkiisa ,waxaana xusid mudan Ibrahim inuu mudo dheer la soo shaqeeyay Beesha Caalamka,sida ku cad taariikh nololeedkiisa.

Musharaxiintaan waxaa ku jira nin u dhashay qabiilka Hawiyaha oo laga cabsi qabo inuu la tartamo Cabdullahi Cadow iyo Shariif Ahmed,waxaana lagu magacaabaa Hassan Shiikh Mohamud.

Musharaxiinta iyo qabiiladooda !

Musharaxiinta Hawiye !

  • 1- Abdullahi Ahmed Cadow – Habargidir Sacad
  • 2- Shariif Sheekh Ahmed – Abgaal , Harti Abgaal
  • 3- Yusuf Garaad Omar – Habargidir Ceyr
  • 4- Omar Salaad Elmi – Habargidir Sacad
  • 5- Abdirahman Baadiyoow – Abgaal – Waceysle
  • 6- Abdirahman Abdishakur – Habargidir Ceyr
  • 7- Hassan Sheikh Mohamud – Abgaal Waceysle
  • 8- Cisman Mohamed Gacal – Abgaal,Wacbudhan
  • 9- Salaad Ali Jeelle – Abgaal,Harti Abgaal
  • 10- Saciid Isse Mohamud (Ina Ciise Lugoole) Habargidir,Ceyr.
  • 11- Abdulkadir Osoble Ali, Abgaal,Harti Abgaal

Musharaxiinta Daarood !

  • 1- Haji Mohamed Yasin Ismail – Harti Majeerteen
  • 2- Mohamed Abdullahi Farmajo – Mareexaan
  • 3- Maslax Mohamed Siyaad Barre- Marexaan
  • 4- Abdwahid Elmi Goonjeex – Mareexaan
  • 5- Abdiwali Mohamed Gaas – Harti Majeerteen
  • 6- Sakariye Haji Abdi – Harti Leelkase
  • 7- Bashiir Nur Hassan (Ina Nur Bidaar) Mareexaan
  • 8- Hussein Khaliif Jama Harti Majeerteen
  • 9- Mohamed Ahmed Saleh ,Harti Majeerteen
  • 10- Abdirahman Mohamed Abdi Hashi,Harti Dhulbahante

Musharaxiinta Dir !

  • 1- Ahmed Ismail Samatar – Gadabuursi,Maxaa Case
  • 2- Mohamed Abdullahi Oomar – Isaaq,Sacad Muuse
  • 3- Mohamed Abdiweli Shiikh Yusuf,Faqa Muxumud

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s