Gudoomiye Tarsan oo Waraaqdii Iscasilitaanka Ugudbiye madaxweynaha Cusub”Kuna Sugan Ugandha….

 

19 Sept 2012: – Warar hoose aan heleyno ayaa shegaya in Gudoomiyihi Gobolka Banaadir ee Tarsan oo Madaxweynaha Cusub u gudbiye waraaq iscasilitaan ah sida ay noo xaqiijiyeen ilow u dhow dhow.

Tarsan ayaa lasheegay in Xafiiska Madaxweynaha Ugudbiye waraaqdii oo isku casilaayay waxaana oo sheegay in howshaan in mudo soo waday blse oo doonaayo in xilkaan loo magacaabo qof     Cusub si howshi laqabtay oo usi dhameystito.

Xogtaan oo aan kasoo xiganay shaqsiyaad Tarsan udhow ayaa lasheegay in Tarsan oo kaxumaaday kusoo bixitaankii Madaxweynaha Cusub asago siweyn u tageeraaaye Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariif.

Tarsan oo Imikadaan kamid ah Barlamaanka Cusub ayaa kusugan Magaalada Ugandha oo soo gaaray maalmihii ladoortay Xasan Sheekh kadib waxaana lasheegay in halkaasi oo kulamo laqadanaayo Madaxda Ugandha wallow aan lagaraneyn waxyaabah ay kawada hadlayaan.

Ugu Danbeyntii Xaflada lagu So qaban qaabiyeen Safaarada Soomaaliya ee wadaka Ugandha iyo jaaliyada Soomaaliyeed laguna tageeraaye Madaxweynaha Cusub lagu Casuumay blse oo sheegay in aan kasoo qeyb geli karin sababo Daal iyo Xanuun haayo.

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s