DAAWO SAWIRRADA KULAN UU MADAXWEYNE XASAN SHEEKH MAGAALADA KAMPALA KULA YEESHAY JAALIYADDA SOOMAALIDA EE DALKA UGANDA

Wednesday, October 10th, 2012 |Madaxweynaha  dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Kampala ee dalka Ugandha wuxuu kulamo kula qaatay jaaliyada Soomaaliyeed ee halkaasi ku nool.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha dalka Soomaaliya ayaa kulanka uu la qaatay jaaliyada wuxuu ku qotomay taageero jaaliyada ay umuujinayaan isbedelka dhanka hogaanka ah ee ka dhacay dalka Soomaaliya iyo sida ay u arkaan.

Qaar kamid ah dadkii uu kulanka la qaatay Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxa ay kawada hadleen arimaha dalka Soomaaliya iyo sidii dib udhiska dalka ay kaga qeyb qaadan lahaayeen.

Madaxweynaha dalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa jaaliyada wuxuu ujeediyay qudbad ballaaran oo uu kaga hadlaayo arimo dhowr ah oo ku aadan dalka Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa wuxuu sheegay in jaaliyada Soomaalida ee dalka Ugandha looga baahan yahay inay ka qeyb qaataan dib udhiska dalka Soomaaliya iyo ka qeybqaadashada horumarka dalka ka socda.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa sidoo kale wuxuu kulamo gooni gooni ah la qaatay madax kala duwan oo ka socota caalamka kuwaasi oo ay kawada hadleen arimaha Soomaaliya.

=======================

I try to leave out the parts that people skipProf.Ibrahim

Moment Media Group

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s