R/Wasaare Saacid oo ka hadlay Waxa uu Qaban doono hadii uu Helo Kalsoonida Baarlamaanka Soomaaliya

October 10 2012 -R/Wasaaraha Cusub ee Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa ka hadlay Wax qabadka horyaala hadii uu Helo codka Kalsoonida Baarlamaanka Soomaaliya oo dhawaan la filayo in loo qaado. R/Wasaare Saacid waxa uu sheegay in uu doonayo in uu soo dhiso Xukuumad Tayo leh oo ku timaada Wada tashiyada dhinacyo badan ,ayna noqon doonaan Xukuumad laga soo fikiray .

Waxa kale uu sheegay R/Wasaaraha Cusub ee Soomaaliya in uu hada bilaabay Wadatashiyada uu la yeelanayo Bulshada Qeybaheeda kala duwan uuna kala tashanayo ,Wasiirada Cusub ee Xukuumadiisa kamid noqonaya iyo sidii ay Xukuumadan u noqon laheed mid aflaxda.

‘’ Hadii aan Helo Kalsoonida Baarlamaanka Umada Soomaaliyeed ,waxaan xooga saari doonaa Amaanka Dalka sidii loo xaqiijin lahaa iyo sidoo kale dib u heshiisiin guuleesata’’ ayuu yri R/Wasaare Saacid.

Hadalka R/Wasaaraha Soomaaliya ayaa kusoo aadaya xili looga fadhiyo soo dhisida Xukuumad Tayo leh oo dadku ku qanci karaan huwana hufnaan iyo karti dhinacyo badan ah.

===================

Easy reading is damn hard writing.Prof.Ibrahim

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s