Waxgaradka Hiiraan oo mar kale diiday shirka ka socda Jowhar..

War culus: Dhageyso: Odayaasha reer Hiiraan oo maanta si kulul uga Hadley shirkii shalay ay Wasiirka Arimaha gudaha iyo Wasiirka Aminga ay ka fureen Magaalada Jowhar ee Maamul u sameynta Hiiraan iyo Jowhar

Xisbiga Xuriyadda –  13 APR 2016:

Madasha shirka dib u heshisiinta beellaha dega gobolka Hiiraan ee ka socda Magalaada Baladweyne ayaa maanta lagu qabtay kulan looga soo horjeedo shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe oo maalintii shalay ay ka fureen Wasiirka Amniga iyo wasiirka ariimaha gudaha iyo Federaalka Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa uu Magalaada jowhar ee Xaruunta gobolka shabeellaha dhexe.

Xubnaha ka qeyb galay kulanka ayaa sheegay dowlada federaalka ku eedeyay in ay iska horkeyneyso bulshada ku dhaqanka gobollada Hiiraan iyo shabeellaha dhexe islamarkana wixi dhaxmara bulshada labada gobol ay masuul ka tahay dowlada

Gudoomiyaha dhaqanka gobolka hiiraan Nabadoon Dacar Xrsi Nuur oo ka hadley shirka ka furmey magalada jowhar isaga oo jooga Magaalada Baladweyne ayaa sheegey in shirka ka furmey uu fashilmey dadka halkaasi u fadhiya hiiraana aysan ayheyn dad matala.

XISBIGA XURIYADDA

 

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s