Awgeed hambalyo u diray shaqaalo weynaha Soomaaliyeed

imageXIBIGA XURIYADDA –  ayaa shaqaale weynaha Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay xuska maalinta shaqaalaha aduunka oo ku asteysan maanta oo taariikhdu tahay 1-da bisha May.
Xisbiga Xuriyadda ayaa shaqaalaha Soomaaliyeed u rajeeyay  baraare, wuxuuna tilmaamay in shaqaalaha Soomaaliyeed uu sharcigu u ogolyahay iney si nidaamsan isu abaabuli karaan.

Sidoo kale Xisbiga Xuriyadda ayaa xusay in shaqaaluhu ay cod dheer ku leeyihiin Dimuquraadiyeenta dalka, isagoo tibaaxay iney yihiin laf dhabarka dhaqaalaha Soomaaliyeed.

Qaban-qaabada munaasabado lagu weyneynayo maalinta shaqaale weynaha Soomaaliyeed ayaa ka socota gobollada dalka iyo caasimadda dalka ee Muqdisho.

Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha dowlada Somalia ayaa sheegtay in maalinta shaqaalaha adduunka oo ku asteysan maanta darteed ay fasax yihiin shaqaalaha dowlada laba maalmood oo ka bilaabaneysa maanta.

Xisbiga Xuriyadda

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s