Xisbiga Xuriyadda oo Codsaday in Dib U eegis Lagu sameeyo Golaha Wasiirada Cusub.

AntiTribalism: The People of Freedom (Xisbiga Xuriyadda)  ayaa soo jeediyay talooyin iyo baaq ku aadan magacaabistii Golaha Wasiirada, iyagoo sheegay in Xukuumadda la soo magacaabay ay u arkaan in aysan aheyn tii shacabka sugayay, kana hooseysa himiladii iyo hankii shacabka.
Sidoo kale  Xisbiyada Xuriyadda ayaa sheegay in dhismaha Golaha Wasiirada aan lagu jaangoyn hanaanka saami qeybsiga beelaha, isla markaana aanay Xukuumaddan ku imaan talo wadaag iyo tixgelin rabitaanka shacabka.
Xisbiga Xuriyadda ayaa sheegay in soo xulista Golaha Wasiirada ay ka muuqato nin jecleysi iyo qaraabo kiil, taasoo ay xuseen inay ka mid aheyd sababihii dumiyay dowladdii Dhexe.
War saxaafadeed The People of Freedom (Xisbiga Xuriyadda) ka soo saareen kulankooda kaddib ayaa waxay ugu baaqeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha in dib u eegis lagu sameeyo Golaha Wasiirada.

Advertisements

Leave a comment

No comments yet.

Comments RSS TrackBack Identifier URI

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

  • Daily Alerty NEWS

  • Qabiil Qaran Ma Dhiso

    "The good policy for the Common Good"

  • Admiral Faarax Qare: Badda Soomaaliya Waxaa Lagu Yahay Duullaan – Waraysi

  • Dr Hassan Nur Elmi Ambassador UNDP And President Haile Salase

  • AFRIradio

  • First Turkish Airline flight to Mogadis

    Moment Media Group

  • Waqtiga Salaadda

    Moment Media Group

  • RSS NYT > Africa

  • RSS NYT > Africa