Waa Maxay Siyaasad? |Xisbiga Xuriyadda | The People of Freedom

Waa Maxay Siyaasad? 


Xisbiga Xuriyadda  – Siyaasaddu waa eray asal ahaantiisa kasoo jeeda afka carabida, macnayaal kala duwan oo meeqaamo kala duwana waa lasiiya waxa uu la dhig yahey erayga afka ingiriisida lagu yidhaa “Politics” kaasi oo bilawgii ka yimi wadanka giriiga oo ahaa meelihii u horeeyay ee aqoonta latiinka ah iyo eray bixinteeduba kasoo farcameen, micna ahaana lagu fasirey habka aragti iyo waxqabadba bulsho loogu saameeyo amaba wax looga badeli karo, saameyntaas waxa kamid ah in go,aan isku mida koox ama dad meel kuwa dhaqani ka gaadhaan arin hortaala, Waxa kale oo la yidhaahdaa waa awooda uu qof ku gaadhsiin karo bulsho mawaaqiftiisa. Amaba waa habka ay dawladdu u maamusho dadkeeda, iskusoo wada duuboo waxeynu ka dhadhansan karnaa iney tahey hab qorsheysan oo maamul iyo haggis leh. Continue reading

Advertisements

Waa Maxay Xisbi Siyaasadeed, Goormuu Taariikh ahaan Bilaabmey, Ujeedooyinkiisuse Maxay Daaran yihiin…

 

Waa Maxay Xisbi Siyaasadeed, Goormuu Taariikh ahaan Bilaabmey, Ujeedooyinkiisuse Maxay Daaran yihiin…


Xisbiga Xuriyadda – November 11, 2017 – Qormooyin ka waramaya taariikhda xisbiyada iyo ujeedooyinkooda waxa isku soo duba riday Xisbiga Xuriyadda  ,

Axsaabta siyaasada waxa lagu tilmaamaa inay yihiin qaar ka mid ah ururdada ay bulshooyinku aasaastaan iyaga oo uga jeeda inay u adeegsadaan ka qayb galka siyaasada u wadan leeyahay, inkasta oo ay kala gedisan yihiin noocyada xisbiyada iyo yagleelkoodu hadana waxyaabaha ay ka midaysan yihiin waxa ka mid ah inay yihiin xadhiga xidhiidhiya dawlada iyo shicibka.

Si loo sawiro fahan guudna looga bixiyo waxyaabaha ay dadka aqoonyahanada ah isku dhibaan waxa ka mid ah in la sameeyo erey bixin iyo muuqaal lagu fahmo ujeedooyinka iyo aragtida ay xambaarsan tahay aqoontaasi. Continue reading

XASAASI: Madaxweyne Farmaajo xiriirka ma u jari doonaa Qatar? [Tijaabo hortaalla DFS)

IMG_8714XASAASI: Madaxweyne Farmaajo xiriirka ma u jari doonaa Qatar? [Tijaabo hortaalla DFS)


Jun 5, 2017 – Somali DIASPORA Diplomatic – Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajaheysa cadaadis diblomaasiyadeed iyo xaaladda kacsan ee ka oogan Khaliijka Carabta. Continue reading

Shirkii London oo Qodobo Xasaasi ah lagu heshiiyay, Turkey, USA, UK & Imaaraadka oo la wareegay Ciidamada qaranka…

IMG_1771Shirkii London oo Qodobo Xasaasi ah lagu heshiiyay, Turkey, USA, UK & Imaaraadka oo la wareegay Ciidamada qaranka…

Food is Politics – 11 MAY 2017: – Magaalda London waxaa ka furmay shirka looga hadlayo arrimaha Soomaaliya oo ay marti gelineyso dowladda Britain. Madaxda ka qeybgashay shirka ayaa si weyn uga hadashay xaaladda ammaanka Soomaaliya iyo sidii Soomaaliya looga caawin lahaa inay si buuxda ula wareegto masu’uuliyadda ammaankeeda.
Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa carabka ku adkeeyay ahmiyadda ay leedahay alkumidda barnaamij ay Soomaalida hormuud u tahay oo lagu tababarayo ciidammada qaranka Soomaaliya.
Ra’iisal wasaaraha Britain, Theresa May ayaa shaaca ka qaaday in loo baahan yahay iskaashi dhaw oo ku aadan qaabka loo wajahayo dhismaha ciidan qaran oo ay Soomalaiya leedahay. Continue reading

Xisbiga Xuriyadda oo Codsaday in Dib U eegis Lagu sameeyo Golaha Wasiirada Cusub.

AntiTribalism: The People of Freedom (Xisbiga Xuriyadda)  ayaa soo jeediyay talooyin iyo baaq ku aadan magacaabistii Golaha Wasiirada, iyagoo sheegay in Xukuumadda la soo magacaabay ay u arkaan in aysan aheyn tii shacabka sugayay, kana hooseysa himiladii iyo hankii shacabka.
Sidoo kale  Xisbiyada Xuriyadda ayaa sheegay in dhismaha Golaha Wasiirada aan lagu jaangoyn hanaanka saami qeybsiga beelaha, isla markaana aanay Xukuumaddan ku imaan talo wadaag iyo tixgelin rabitaanka shacabka.
Xisbiga Xuriyadda ayaa sheegay in soo xulista Golaha Wasiirada ay ka muuqato nin jecleysi iyo qaraabo kiil, taasoo ay xuseen inay ka mid aheyd sababihii dumiyay dowladdii Dhexe.
War saxaafadeed The People of Freedom (Xisbiga Xuriyadda) ka soo saareen kulankooda kaddib ayaa waxay ugu baaqeen Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha in dib u eegis lagu sameeyo Golaha Wasiirada.

Open Letter to President Mohamed A. Farmajo

March 4, 2017

Moment Research Consultancy

Dear Mr. President,

On February 8, 2017, the Somali people gave you a historic mandate and a rare opportunity to reimagine and reconstruct Somalia in a new light. Tired but hopeful, most Somalis placed on your shoulders a last ditch hope that things will change in a meaningful way. Some may feel such an expectation as a naïve bluster; yet nothing is a naïve bluster about a nation wanting to get its bearing once again. We will keep hope alive until otherwise proven.
img_1258 Continue reading

Somalia Dad Bay Meeli Bugtaa

 

  • Daily Alerty NEWS

  • Qabiil Qaran Ma Dhiso

    "The good policy for the Common Good"

  • Admiral Faarax Qare: Badda Soomaaliya Waxaa Lagu Yahay Duullaan – Waraysi

  • Dr Hassan Nur Elmi Ambassador UNDP And President Haile Salase

  • AFRIradio

  • First Turkish Airline flight to Mogadis

    Moment Media Group

  • Waqtiga Salaadda

    Moment Media Group

  • RSS NYT > Africa

  • RSS NYT > Africa