Decades of Democratic Progress Are at Risk By Human RIGHTS Consultant26 January 2022 Until recently, Somalia was on an upward trajectory. Although it continued to struggle with piracy, famine, and terrorism, the country was turning the corner after decades of bloody civil war. It had rebuilt its security forces, judiciary, and other vital state institutions….
Farmajo’s Divide and Conquer Politics Makes Hawiye President Desirable to Reconcile Somali Clans and States Pitted as Enemies
By HumanRIGHTSConsultant-PenDrIbrahim Online Saturday March 19, 2022 From the outset, I apologize in advance if the title of my article causes discomfort and anger especially for the valuable and capable presidential candidates who are not from Hawiye clan. Let me make clear that I don’t subscribe to the view that non-Hawiye candidates cannot be presidents…
Waa Tuma Muna Al-sharmaani, Geesiyadda Leh Abaalka Kiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya?
Iyada oo maalin kadib, 12-ka bishan October la sugayo natiijada maxkamadda cadliga adduunka ICJ ee kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya, Muqdishana ay isku diyaarineyso guul ay ka gaarto guud ahaan dacwada ayaa waxaa soo baxaya sheegasho guusha iyo cidda leh abaalka natiijadaas oo qiimo weyn u leh Soomaaliya. Haddaba, Sooyaalka kiiska waxaa uu na…
October 10, 2021 – Waa Tuma Muna Al-sharmaani, Geesiyadda Leh Abaalka Kiiska Badda ee Soomaaliya iyo Kenya?
Iyada oo maalin kadib, 12-ka bishan October la sugayo natiijada maxkamadda cadliga adduunka ICJ ee kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya, Muqdishana ay isku diyaarineyso guul ay ka gaarto guud ahaan dacwada ayaa waxaa soo baxaya sheegasho guusha iyo cidda leh abaalka natiijadaas oo qiimo weyn u leh Soomaaliya. Haddaba, Sooyaalka kiiska waxaa uu na…
Somaliland oo shaacisay in gobol kale ay ka billaabeyso musaafurinta reer Koonfurta
By Human RIGHTS Consultant October 14, 2021 Berbera (PenDrIbrahim Online) Somaliland ayaa dhawaan billaabi doonta inay musaafuriso dadka kasoo jeeda Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee ku sugan gobolka Saaxil, sida uu shaaciyey maamulka gobolkaas. Badhasaabka gobolka Saaxil, Dr Axmed Maxamed Xaashi ayaa shaaciyey inay bilaabeen tirakoobka dadka Koonfurta, islamarkaana ay deegaanada gobolka ka saari doonaana,…
CC SHAKUUR oo si adag uga fal-celiyey khudbaddii FARMAAJO – “Kama filaynin”
October 13, 2021 By Human RIGHTS Consultant Muqdisho (Caasimada Online) – Siyaasiga caanka ee Mudane C/raxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka falceliyey khudbadii uu xalay jeediyey madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday oo ka hadlay go’aankii kasoo baxay maxkamadda cadaaladda adduunka ee ICJ. Hoggaamiyaha xisbiga Wadajir, Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsam ayaa shaaca ka qaaday inay lama filaan ku noqoto in…
Muranka Soohdinta Badda: Gari laba nin kama wada qosliso
Soomaaliya waxay doonaysaa in ICJ ay caddeyso cida leh badda, iyadoo la tixraacayo xuduudii ay sameysa Qaramada Midoobey ee ku xusan Axdiga Qaramada Midoobay ee Sharciga Badda iyo xeerarka kale ee caalamiga.Warar PenDrIbrahim Online9 October 2021 – By Human RIGHTS Consultant Maalinta Talaadada Todobaadkan, Maxkamadda ugu sarreysa ee Qaramada Midoobay ee ICJ ayaa lagu wadaa inay…
Somalia Dad Bay Meeli Bugtaa.
Read MORE: 1 – Imisa lacag baa lagu qaatey Heshiiska Batroolka? 2 – Madaxda suurta-gal ah inay ku jiraan liiska xayiraadda Mareykanka 3 – Kheyre maku qanacsan yahay gabood-fallada Fahad Yaasiin? 4 – Imisa lacag baa lagu qaatey Heshiiska Batroolka? 5 – Kheyre oo malaayiin dollar looga dhacay Kenya 6 – Nearly 60 per cent of the elected MPs for…
The power of donor’s aid conditionality in the Somali election
May 26, 2022 By PenDrIbrahim online The fall of Somali government can be traced back to poorly managed democratic governance since 1969. The universal suffrage election model only happened in the 60s and subsequent attempts of state-rebuilding process favored transition governments and indirect elections based on clan sharing arrangements. The elections in the 60s coincided…
Hay’adaha ka shaqeeya Soomaaliya oo dalbadey 1.5 billion Soomaaliya waxaa ka jirta abaar saameysay dad kumanaan gaaraya, oo intooda badan ah Xoolo-dhaqato iyo Beeralay ku nool Koonfurta iyo Bartamaha dalka. Warar PenDrIbrahim Online21 December 2021 ByBy Business Consulting MUQDISHO, Soomaaliya – Qaramada Midoobey iyo Hay’adaha kala ee Samafalka ayaa dalbadey ku dhawaad 1.5 billion dollar, oo lagu…
Austin (Texas) si ribella al nuovo maccartismo ideologico delle università americane
‘Austin si ribella al woke’ By Virtual Event Consulting 15 novembre 2021 – L’annuncio è arrivato tramite la newsletter di Bari Weiss “Common Sense”: un gruppo di intellettuali, artisti, giornalisti e imprenditori ha fondato ad Austin, in Texas, una nuova università che si propone di garantire quelle libertà di studio, di ricerca e di espressione…
Sida ay Soomaaliya iyo Kenya u kala heleen xirmooyinka shidaalka badda oo la ogaaday
October 17, 2021 – By Human RIGHTS Consultant Muqdisho (Caasimada Online) – Macluumaad ay idaacadda VOA ka heshay ilo lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in kadib xadaynta ay Maxkamadda Caalamiga ah ee Garsoorka ICJ ka samaysay xuduudda badda Soomaaliya iyo Kenya ay inta badan xirmooyinka la tuhunsan yahay inay ku jiraan shidaalka iyo khayraad kale ay…
Dacwada Badda – Afar Sanadood Kadib
August 29, 2018b- The history of the Somali sea Maxkamada Cadaaladda Caalamiga waxey shaca ka qaaday afar sanadood ka hor–August 28kii, 2014 in Jamhuuriyadda Soomaaliya ay hor-keentay dacwad ka dhan ah Jamhuuriyada Kenya, kuna saabsan xuduuda Badweynta Hindiya ee labada dal. Halkii, Nairobi laga sugay inay ka soo war-celiso muddaca dacwada, ayay Oktoobar 7dii, 2015 soo qadintay…
Akhriso: Kiiska Badda iyo Dadkii Ku Lug lahaa 7-dii sano ee lasoo dhaafay
Akhriso: Kiiska Badda iyo Dadkii Ku Lug lahaa 7-badii sano ee lasoo dhaafay Octb12 2021v- Kiiska badda ee u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya oo maanta lagu soo gabagabeynayo Hague ayaa waxaa ku lug lahaa 7-badii sano ee lasoo dhaafay dad kala duwan. 7Hadaba halkan ka akhriso: Dadkii sida tooska ah ugu lugta lahaa Madaxweyne Xasan…
Kiiskii Badda oo Soomaaliya Ku Guuleysatay Balse Qeyb Baddii ka mid Kenya loo jaray
Oct 12,2021 – Waxaa goordhow soo baxay go’aanka maxkmadda cadliga adduunka iyada oo kiiska ay Soomaaliya ku guuleystay laakin dhulkii ay rabtay ma wada helin, oo Kenya ayaa qeyb heshay. ICJ marka kiis ahaan la fiiriyo waxay u hiilisay Soomaaliya oo sheegashada equidistant ayaa la qaatay, Kenya waa laga adkaaday, laakin sidoo kale maxkamadda waxay…
MW Xasan Sheekh wuxuu ahaa aabaha guusha badda – RW Rooble
RW Soomaaliya, ayaa geesiga guusha badda u aqoonsaday Madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud. Warar PenDrIbrahimOnline13 October 2021 PenDrIbrahim online By Human RIGHTS Consultant MUQDISHO, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaaaha Xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseeen Roobe, ayaa guud ahaan bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay, guusha uu qaranku ka gaaray dhiggiisa Kenya, taas oo la xariirta dacwdii kiiska…
Somali names and individual identity
June 14, 2021 PenDrIbrahim Introduction After nearly half a century since the adoption of a writing system, the personal names of Somali people have not yet been standardized and modernized compared to common international use. For this reason, this paper aims at analyzing the problems that this goal faces and at suggesting some solutions which…
12 april maalinta CIIDANKA XOOGGA DALKA
Enter a caption Xuska sanad-guurada 58-aad ee ciidamada xoogga dalka oo Muqdisho ka dhacday HalgankiiXissbigaSYL – Aragti suubban iyo eray suugaan – Waxaa la yiri: “Sabool, xoolihiisu waxay u dhammaadaan, hantiile is ka gad!” is xushmee, balse, ha is xoolatirin, saa boolxufto iyo xifaaltan aadan geli Karin, lagu ma xoor beelee. Xigmad ma ahan, xusaska aan…
Xisbiga Xuriyada (The People Of Freedom)
Thursday, December 24, 2020 In this short commentary, I would like to highlight to the Somali people the purpose and seriousness of my candidacy for the highest office in our homeland and why I am uniquely qualified to lead my people at this critical time Love of my Country I belong to a generation fondly…
Yaa kala Jaray Soomaaliya iyo Somaliland?
Tuesday December 22, 2020 – Somaliya iyo Somaliland wada hadalladoodii waa la’soo celiyay oo waakan shir Jabuuti ka furmay, dabcan Soomaliland waxay rabtaa in ay dal GOONI AH NOQOTO, dhanka kale Somaliya waxay rabtaa: IN MIDNIMADII LA’SOO CELIYO sida ay sheegaan reer koofur, waxaa fiican in la’falanqeeyo see midnimadii lagu soo celin karaa ama xataa…
Sababta aan ugu Istaagay Hoggaanka Dalka | Xisbiga Xuriyada (The People Of Freedom)
25-12-2020 – Waxan jeclaan lahaa inaan faaladaan kooban ugu ifiyo shacabka Soomaaliyeed sababta iyo muhiimada murashaxnimadeyda jagada ugu sareysa dalka, iyo weliba sababta aan sida gaarka ah ugu qalmo hogaanka dalka xilligan adag Jaceylka aan u qabo wadankayga Waxaan ka tirsanahay jiilkii loo yaqaanay “calan saar” ee dhashay sanadihii xornimodoonka oo ay Soomaaliya xoriyadda qaadatay…
Happy Eid-ul-Fitr 2020: Top 50 Eid Mubarak Wishes, Messages, Quotes and Images to send to you family and friends
Happy Eid-ul-Fitr 2020: Top 50 Eid Mubarak Wishes, Messages, Quotes and Images to send to you family and friends – Times of India May 24, 2020 – Eid-ul-Fitr is one of the most important festivals for Muslims all over the globe. The day marks the end of the holy month of Ramadan, in which Muslims…
Somalia: From Finest to Failed State
The contemporary Somalia attests to be a classical case of failed state, distinguished from that of medieval Somalia cited in the Periplus of the Erythraean Sea and numerous books written in the middle ages as a prosperous country connecting Africa to Arab World and as far as Southeast Asia The Moroccan scholar, Abu Abdullah Mohammed…
3,500-year-old Neo-Hittite hieroglyphs found in barn in Turkey’s Cappadocia
The stable in which the 3,500-year-old Hittite hieroglyphs were found in Turkey’s Nevşehir province (IHA Photo) 25.05.2019 – Archaeologists have discovered 3,500-year-old Hittite hieroglyphs inside a barn located in Turkey’s historical Cappadocia region, which is expected to shed light on an ancient kingdom. Excavation head Professor Yücel Şenyurt told reporters that they found the invaluable…
SHAQAALAHA DOWLADDU XUBIN MA KA NOQON KARAA XISBIYADA SIYAASADDA?
SHAQAALAHA DOWLADDU XUBIN MA KA NOQON KARAA XISBIYADA SIYAASADDA? October 8, 2018 – Soomaaliya waxa ay u socotaa heerkii ay dowladnimadeedu ku billaabatay oo ah hannanaka xisbiyada badan, sidaas awgeed waxaa kadhismaya xisbiyo siyaasadeed oo hordhac u ah kaqaybgalka muwaadiniinta ee siyaasadda iyo hoggaanka dalka. Habka ay xisbiyadu siyaasaddu u dhismayaan iyo hirgelinta hannaanka xisbiyada badan…
Hambalyo
Hambalyo Genaral daahir aadan cilmi indha qarshe oo loo magacabay taliyaha ciidanka xooga dalka somaliyeed HAMBALYO Ku Xigeenka Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka FAHAD YASIN XAAJI DAHIR Read MORE :, WALAALAHA SOOMAALIYEED Brothers of Somalia | The blog of the magazine “Moment Research Consultancy”
Nelson Mandela| International Day
A hundred years ago, a true human hero was born. Nelson Mandela will always continue to inspire. Never give up fighting for what is right. 18 July is Nelson Mandela International Day. https://on.unesco.org/2zKws4y #Mandela100 #MandelaDay
Congratulation letter to President Elect Muse Bihi Abdi – Xisbiga Xuriyadda (The People of Freedom)
Congratulation letter to President Elect Muse Bihi Abdi – Xisbiga Xuriyadda ❤️ (The People of Freedom) Muse Bihi Abdi, Newly Elected President of Somaliland Dear President Elect Muse Bihi, On behalf of my self and my family, I am writing to congratulate you for your impressive victory of the recent Somaliland presidential elections. Your…
Waa Maxay Siyaasad? |Xisbiga Xuriyadda | The People of Freedom
Waa Maxay Siyaasad? Xisbiga Xuriyadda – Siyaasaddu waa eray asal ahaantiisa kasoo jeeda afka carabida, macnayaal kala duwan oo meeqaamo kala duwana waa lasiiya waxa uu la dhig yahey erayga afka ingiriisida lagu yidhaa “Politics” kaasi oo bilawgii ka yimi wadanka giriiga oo ahaa meelihii u horeeyay ee aqoonta latiinka ah iyo eray bixinteeduba kasoo farcameen,…
Waa Maxay Xisbi Siyaasadeed, Goormuu Taariikh ahaan Bilaabmey, Ujeedooyinkiisuse Maxay Daaran yihiin…
Waa Maxay Xisbi Siyaasadeed, Goormuu Taariikh ahaan Bilaabmey, Ujeedooyinkiisuse Maxay Daaran yihiin… Xisbiga Xuriyadda – November 11, 2017 – Qormooyin ka waramaya taariikhda xisbiyada iyo ujeedooyinkooda waxa isku soo duba riday Xisbiga Xuriyadda , Axsaabta siyaasada waxa lagu tilmaamaa inay yihiin qaar ka mid ah ururdada ay bulshooyinku aasaastaan iyaga oo uga jeeda inay u adeegsadaan…
XASAASI: Madaxweyne Farmaajo xiriirka ma u jari doonaa Qatar? [Tijaabo hortaalla DFS)
XASAASI: Madaxweyne Farmaajo xiriirka ma u jari doonaa Qatar? [Tijaabo hortaalla DFS) Jun 5, 2017 – Somali DIASPORA Diplomatic – Dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajaheysa cadaadis diblomaasiyadeed iyo xaaladda kacsan ee ka oogan Khaliijka Carabta.
